Shabakada somalikudhan.com, shabakad madaxbaanan ku saleysan cadaalad.

Sadaam
Xuseen �Waxan rabaa in aan iraahdo waa la igaracey aniga iyo ragaan oo
waxa nagaracey Mareekanka�.

  
Sadaam Xuseen oo ah madaxweynihii hore ee dalka Ciraaq ayaa maalintii
shaleytoole lasotagey maxakam waxana uu hadalkiisii ku yiri waxan rabaa in
aan iraahdo waa la igaraacey aniga iyo ragaan waxana nagaraacey Mareekanka
�waxa uu yiri sadaam ka hor inta uusan u tilmaamin mid mid ragii
maxkamada lala soo taagey”.

  Aniga
waxa la iga garaacey meel waliba oo jirkeeyka kamid ah calaamadahane
jirkeeyga oo dil ayey ku yaalaan ayu sii raciyey Sadaam oo maxkamada la
hadlayey.

  Sidoo
kale waxa uu shegey Sadaam in uu garanayo ninki tilmaamey mesha uu ku
dhuumanayey waqtigi laqabanayey magaciisa bishii December 2003.
 

 
Chirstopher Reid oo ah Safiirka Mareykan ee dalkaas Icaar ayaa yiri waa
been abuur waxa uu shegayo isaga oo raaciyey waa danbiileyaal.

  Sidoo
kale waxa isne ku diidey xaakimka maxkamada isaga oo yiri waa beentis
waxana lagu dhexhayey  Qol Qaboojiye leh.

  Sadaam
iyo tobo xubnood ayaa waxa lagu heystaa gumaadkii dad shiica ahaa ee lagu
laayey waqooyiga dalka Ciraaq magalada layiraahdo Dujail taa oo ay 
kadanbeysey isku day afganbis dhicisoobey oo uu wadey xubin dalka ka
maqneyd 1982.

  
Danbigas hadii lagu helo waxa ay muteysanayaan dil.

Ismail Warsame
Ali 

Somalikudhan.com

[email protected]

Kunoqo bogii hore

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *