Groups » lamayaqaan » somaliways.com

lamayaqaan

Type: Public

Created: Aug 12, 2008

Members: 2

Views: 53

Location: oslo , Norway

Group Creator:

soo dhawow

bari waxaa jirey nin indhool ah kaasoo aan kusoo dhalan inadha li .ida balse

intuusan indhabeelin kahor ayuu wuxuu arkey gabar qurux badan balse dadka kale aan la qurux badneyn asga kali ah ayay la qurux badan tahay markuu in dha beeley ayuu

yiri qasab waa in la ii guuriyaa gabartaas ayuu ku yiri aabihiis

nasiib daro ok ayuu yiri ninka indhoolka ah aabihii

gabartii ayaa la weydiiyey nin ayaa kugu daraa ninkaasna waa wiilkeyga

waxey tiri ok balse aabahey iga doono ninka in dhaha la,na aabihiis waa taajir qani ah

oo laga dambeeyo magaalada dhan

markaas gabartii waxey tiri aabahay iga doono ok ayuu dhahay wuuna ka doontey

wuxuu dhahay lacag intaad doonto qaado ha sheegin gabartaada wiilkeyga inuu indho la,yahay ok ayuu yiri ileen duqaas lacag ayaa u dareed wuuna helay lacagtii sax

marka gabartii waa la maheriyey

waxay tiri ninkaad igu darteen itusa

guri ayaa looga liyey markaas gabartii markii larabay in uu asagu bilaabo shaqado

iyo isu taga 2bo qof oo isqaba aysameeyaan marka gabartii wey yaabtey markey waxaas kaweydey oo uu iska joogo asna ayada ayuu sugayaa iney is habeeyso sabab too ah asaga looma sheegin ina laga qarinaayo naagtan

markaaas waxey tiri maxaa dhacay nin matihid miyaa maad inoo bilowdid shaqdii

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk markaasuu dhahey adaamba kusugaayay duqda sey kaa noqoteykkkkkkkkkk

all in all hadal iyo dhamaantii gabartii wey7 ogaatey inuu ninku in dha la,yahay

gabartiina naxdin darteed ayay umdhimatey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *